|
|
|
Welcome |
| Welcome to your site
|
Afar ka mid ah ciidamada Itoobiya oo ka mid noqday 13 ruux oo ku geeriyooday dagaaladii saaka ka dhacay magaalada B/weyne
|
| Afar ka mid ah ciidamada Itoobiya oo ka mid noqday 13 ruux oo ku geeriyooday dagaaladii saaka ka dhacay magaalada B/weyne |
|
|
Ciidada Itoobiya oo 48-saac gudahooda kudilay kudhawaad 100-qof oo Soomaali ah.
|
| Ciidada Itoobiya oo 48-saac gudahooda kudilay kudhawaad 100-qof oo Soomaali ah. |
|
|
Wufuud kasocota D/F soomaaliya oo maanta ka ambabaxay Muqdishoxili lala beegsaday tiro qaraxyo ah.
|
| Ilaa iyo Labo qarax oo aad u xoogan ayaa saakay waxa ay ka dhaceen qeybo kamid ah wada Makka Al-mukarrama iyo garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde xilli lafilayo in ay ka ambabaxaan Magaalada wufuud kasocato D/F soomaaliya. |
|
|
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa daboolka kaqaaday in ay Jaamacado kafuri doonaan dalka soomaaliya .
|
| Ururka Jaamacadda Carabta ayaa sheegay inay Jaamacado ka furi doonaan Dalka Soomaaliya kadib xafiis ay ka furteen Magaalada Muqdisho. |
|
|
Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dhinacyada Soomaalida in ay dhameeyaan qilaafkaada kadhexjira.
|
| Ururka Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Dhinacyada Soomaalida inay heshiiyaan oo ay dhameeyaan Xiisadaha ka dhex taagan. |
|
|
Waxaa uu iminka Khilaaf xoogan soo kala dhex galay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye.
|
| Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhex galay Golaha odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Hawiye ka dib markii xil ka qaadis lagu sameeyey gudoomiyaha golahaasi, Maxamed Xasan Xaad. |
|
|
Faafaahin dheeraad ayaa ka soo baxaysa markabkii lagu afduubtay xeebaha dalka yaman.
|
| Shirkadii lahayd markabkii ay burcadbadeedu ku afduubatay xeebaha dalka Yemen oo ah meel caan ku ah burcadbadeeda ayaa sheegtay in xaaladda shaqaalaha markabka oo kakoobnaa 28 qof oo dhamaantood ay yihiin Thailands |
|
|
Waxaa israsaaseen ay kudhexmartay gudaha degmada bardheere ee gobalka gedo dableey kakala tirsan Dariiqada Ahlusuna Wal-jamaaca iyo Xarakada Al-shabaab.
|
Waxaa israsaaseen ay kudhexmartay gudaha degmada bardheere ee gobalka gedo dableey kakala tirsan Dariiqada Ahlusuna Wal-jamaaca iyo Xarakada Al-shabaab.
|
|
|
Sanad guuradii koowada ee geerida Cali iimaan sharmarke oo caawa lagu qabtey magalada Nairobi
|
| Sanad guuradii koowada ee geerida Cali iimaan sharmarke oo caawa lagu qabtey Hotelka Garan Rijin ee Magalada Nairobi ee Dalka Kenya |
|
|
War deg deg ah: Taliyihii Ciidamada DFKMG ah ee Gobolad dhexe oo lagu diley caawey magalada gaalkacyo
|
Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug ayaa sheegaya in caawa gudaha magaaladaasi lagu diley taliyihii ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya ee Gobolada dhexe.
|
|
|
Kulan muhiim ah oo Magaalada Kismaayo kudhex maray Maamulka magaaladaasi iyo saraakiil katirsan Xoogaga Al-shabaab
|
|
|
|
|

|
Login |
Not a member yet? Click here to register.
Forgotten your password? Request a new one here.
|
|
|